Jadwalka & Shuruudaha doorashada Madaxweynaha K/Galbeed oo la soo saaray (Akhriso)
Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen ka soo saaray qaabka ay u dhici doonto iyo jadwalka doorashada Madaxweynaha maamulkaas oo la qaban doono 17ka bisha Novembar ee fooda nagu soo heysa. Guddiga ayaa Jadwalka doorashada soo saaray xili magaalada Baydhabo ay la ciir-ciireyso musharaxiintii ugu badnaa ee isku soo taagay … Continue reading Jadwalka & Shuruudaha doorashada Madaxweynaha K/Galbeed oo la soo saaray (Akhriso)
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed